Home for Sale/ Guuri iiba Siinay axmed dhagax

$28,000
Urgent Sale

Description

Description
waa guri iiba oo ku yaala xaafada siinay dhinaca dalcada hoosteeda,waa guuri cusub oo qurux badan,si quruxbadan loodhisay, waaana guri markaad gasho aad ubalaadhan. Cabirka gurigu waa 24MX24M.

——————————————————————————————————-

it is an home for sale located in very peaceful area, it roughly located the edge slope of SIINAY ROAD (DALCADA SIINAY) it is a beautiful new home, the size of the house is 24MX24M.

Home Description/Faahfaahinta Guriga

Property ID : 001/SEP2019

Property Status/Nooca Hantida: For SALE

No of Rooms/Qolalka : 5 qol

Area/Xaafadda: Siinay

Distric/Degmada: Ahmed Dhagah

Property size/Cabirka: 24M*12M

Price / Qiimaha :$28,000

Contact the owner

Tahoe.co